Home Ciyaaraha Shaxda Arsenal Ay Caawa Kaga Hor Tagi Karto Brentford, Saxiixyada Cusub Miyay...

Shaxda Arsenal Ay Caawa Kaga Hor Tagi Karto Brentford, Saxiixyada Cusub Miyay Ciyaari Doonaan? – Banaadirsom

Banaadirsom Arsenal ayaa isku diyaarinaysa bilowga xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka premier League iyaga oo caawa la ciyaari doona Banaadirsom Brentford kula xiiso gaar ah leh.

Arsenal ayaa doonaysa in ay guulo ku bilaabato xilli ciyaareedka cusub iyaga oo doonaya in ay u dagaalamaan boosaska loogu soo boxo champins League xilli ciyaareedkan.

Tababare Mikel Arteta ayaa dhaawac ku waayi doona xiddigaha Thomas Partey iyo Gabriel waxana uu ku qasbanyahay in uu labadaas xiddig qaab kale u buuxiyo booskooda.

Xiddiga cusub ee Lokonga ayaa la filayaa in uu buuxiyo booska Thomas Partey kaas oo dhaawac ku seegi doona kulanka furitaanka horyaalka ee Banaadirsom Arsenal halka uu Mari ka ciyaari doono booska Gabriel.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Lamaanaha: Maxaa Dhacaya Hadii Gabadhu Diido Ninkeeda Kulanka Sariirta, Nabigeena {N.N.K.H} Ayaa Ka Hadlay.

How Arsenal could line up for Premier League opener against Brentford with  Thomas Partey one of three players ruled out – Barbados News

Source link