Home Ciyaaraha Sevilla Iyo Chelsea Oo Is Fahan Ka Gaaray Hishiiska Jules Koundé  –...

Sevilla Iyo Chelsea Oo Is Fahan Ka Gaaray Hishiiska Jules Koundé  – Banaadirsom

Ka dib muddo ay baacsanayeen Jules Koundé  , Chelsea aad ayay ugu dhaw  yihiin in ku dhawaaqaan saxiixa daafacaas dhexe ee Sevilla

Sky Sport waxa ay sheegeysaa in labada koox haatan isla meel dhigeen qiimaha 22 sano jirkaan uu u ugu soo wareegayo kooxda ka dhisan galbeedka London

Warka waxa uu intaas ku darayaa in Chelsea ogalaadeen bixinta lacagta ay Sevilla dalbaneysay ee 50-ka milyan xilli ay xusid mudan tahay in Chelsea horay hishiiska shaqsiyadeed ula gaareen laacibkas u dhashay France

Chelsea  haddii ay ku guuleystaan saxiixa laacibkaas  waxa ay ka saxiixanayaan hishiis gaaraya illaa iyo xagaaga 2025-ka

 

Source link