Home Ciyaaraha Sergio Ramos Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray banaadirsom PSG. – banaadirsom

Sergio Ramos Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray banaadirsom PSG. – banaadirsom

banaadirsom PSG ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga daafaca Sergio Ramos kaas oo ay qaab xor ah ugala soo wareegtay banaadirsom Real Madrid.

Sergio Ramos ayaa ku biiray banaadirsom PSG kadib markii uu dhamaaday heshiiskiisii banaadirsom Real Madrid kadib 16 sano oo uu ku qaatay banaadirsom Los Blancos.

banaadirsom Reer France ayaa xaqiijisay in ay xiddiga Sergio Ramos ka saxiixatay heshiis ilaa xagaaga 2023 ah isaga oo noqday saxiixii 2-aad ee banaadirsom PSG suuqa kala iibsiga xagaagan.

Sergio Ramos ayaa la filayaa in uu banaadirsom PSG u xidho Lambarka No.4 oo uu u qaadan jray banaadirsom Real Madrid intii uu joogay gaar ahaan sanadihii ugu dambeeyay.

Source link