Home Ciyaaraha Sergio Ramos Oo Fariin U Diray Raphael Varane Kadib Markii Uu Ku...

Sergio Ramos Oo Fariin U Diray Raphael Varane Kadib Markii Uu Ku Biiray Man United. – banaadirsom

Sergio Ramos ayaa fariin taageero ah u diray Raphael Varane kadib markii uu ku biiray banaadirsom Manchester United.

Varane ayaa qarka u saaran in uu dhamaystiro ku biiristiisa Old Traffrod kadib markii ay Man United iyo Real Madrid ka heshiiyeen saxiixa xiddiga tbilowgii todobaadkan.

Ramos ayaa dhankiisa ka tagay Real Madrid bilowgii xagaagan kadib markii uu qaab xor ah ugu biiray banaadirsom PSG.

Ramos ayaana haatan fariin gaar ah u diray saaxiibkiisii ​​hore ee Madrid.

“Saaxiibkay Rapha, waxa aan kaaga mahad celinayaa sanadihii saaxiibtinio ee aan ku wada guulaysanay koobab, waxa aan marxaladaada cusub oo shaki la’aan kuu noqon doonta mid xiiso leh”ayuu Ramos ku qoray Instagram.

Sii Akhriso: Ma Doonaysaa In Uu Jacaylkaagu Waligiis Jiro Oo Aad Is Jeclaataan Inta Aad Adduunka Joogtaan, 8-dan Sir Ayaa Ku Caawin karta.

Source link