Home Ciyaaraha Sergio Ramos Oo Chelsea Ka Caawinaya Saxiix Uu Thomas Tuchel Doonayo, Qaab...

Sergio Ramos Oo Chelsea Ka Caawinaya Saxiix Uu Thomas Tuchel Doonayo, Qaab Noocee Ah? – banaadirsom

Sergio Ramos ayaa banaadirsom chelsea ka caawin kara in ay hesho saxiixa xiddig uu Thomas Tuchel doonayo inta lagu jiro suuqa xagaagan kadib markii uu ku qaab xor ah ugu biiray banaadirsom PSG kadib markii uu dhacay heshiiskiisa banaadirsom PSG.

Ramos ayaa soo afjaray heshiis 16 sano ah oo uu joogay banaadirsom Real Madrid kadib markii uu heshiis cusub u saxiixi waayay banaadirsom Los Blancos taas oo keentay in uu isaga tago banaadirsom caasimada Spain.

Ku biirista Sergio Ramos ee PSG ayaa u muuqata in ay faa’iido weyn u tahay banaadirsom chelsea kuwaas oo dhankooda suuqa ugu jira daafaca dhexe oo ay ku xoojiyaan banaadirsom inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Wargayska L’Equipe ayaa sheegaya in ku biirista Ramos ee PSG ay chelsea ka caawinayso saxiixa xiddiga Presnel Kimpembe kaas oo doonaya in uu isaga tago banaadirsom PSG kadib imaatinka chelsea.

Xiddiga reer France oo 25 jir ah ayaa bartilmaameed u ah banaadirsom Thomas Tuchel waxana uu maamulka kooxdiisa u sheegay in uu doonayo in uu isaga tago banaadirsom xagaagan maadama uu shaki ku jiro booskiisa banaadirsom kadib imaatinka Sergio Ramos.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Ma Doonaysaa In Aad Is Jeclaysiisid Soddohdaa Kulanka Ugu Horeeya, 6-dan Wado Ayaa Kaa Caawinaysa.

Source link