Sawirro:Sheekh Shariif Oo Shir Gaar ah la yeeshay Xisbigiisa Himilo Qaran

Xisbiga Himilo Qaran ayaa shir gaar ah waxay maanta Xubnahooda ku yeesheen Magaalada Muqdisho iyadoo ay inta badan Xisbiyada ay shirar ay gaar gaar u lahaayeen maalmahaan dambe.

Kulanka maanta Himilo Qaran waxaa shir gudoon u ahaa Gudoomiyahooda Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyadoo ka arinsaday Xaalada Doorashada.

Waxa lagu soo hadal qaaday Doorka Xisbiga Ee Arimaha Banaanbaxa dhacaya Sabtida iyo sida loo diyaar garoobayo.

“Xisbiga Himilo Qaran ayaa maanta kulan is xog wareysi ah ka yeeshay xaaladda Siyaasadeed iyo geeddi socodka doorashada kadib dhacday watqigeeda”

        

Source link