Home Ciyaaraha Sawirada Saxiixa Cusub Ee Liverpool Ibrahima Konate Oo Soo Bandhigay Lambarkiisa Cusub....

Sawirada Saxiixa Cusub Ee Liverpool Ibrahima Konate Oo Soo Bandhigay Lambarkiisa Cusub. – banaadirsom

Xiddiga cusub ee banaadirsom Liverpool Ibrahima Konate ayaa soo bandhigay maaliyada uu u xidhan doono banaadirsom Liverpool isaga oo soo bandhigay maaliyada 2-aad ee banaadirsom Liverpool ee xilli ciyaareedka cusub.

Ibrahima Konate ayaa soo bandhigay maaliyada cusub waxana uu sidoo kale soo bandhigay Lambarka uu u xidhan doono kooxdiisa Xilli ciyaareedka soo socda.

Konate ayaa Liverpool u xidhan doona No.5 oo ah mid uu ka tagay xiddiga Gini Wijnaldum kaas oo qaab xor ah uga tagay banaadirsom kadib dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore.

Ibrahima Konate ayaa isku diyaarinaya in uu bilowdo tababarka kooxdiisa cusub isaga oo Isniinta soo xaadiri doona tababarka isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee banaadirsom Liverpool.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Ibrahima Konate oo markii ugu horaysay maaliyada Liverpool:

Image

Image

 

Source link