Home Ciyaaraha Sancho & Varane Oo Kaydka Ku Soo Bilowday. – Banaadirsom

Sancho & Varane Oo Kaydka Ku Soo Bilowday. – Banaadirsom

Tababaraha Kooxda Man United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Southampton kulan ka tirsan premier League.

Solskjaer ayaa shaxdiisa weerarka ku bilaabay xiddiga Martial kaas oo booska kalabaxay xiddiga Daniel James kaas oo hogaaminayay weerarka kulankii hore.

Dhanka kale xiddiga Jadon Sancho ayaa wali sii fadhiya kaydka xilli uu sidoo kale xiddiga Varane ka soo muuqday kaydka Man United markii ugu horyasay.

Dhanka kale waxa kaydka galay xiddiga McTominay kaas oo uu Solskjaer booskiisa ku bilaabay xiddiga khadka dhexe ee Matic.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Source link