Home Ciyaaraha Sancho Oo Kaydka Ku Bilowday. – Banaadirsom

Sancho Oo Kaydka Ku Bilowday. – Banaadirsom

Tababaraha Banaadirsom Man United Ole Gunnar Solskjaer ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono Leeds United kulankoodii ugu horeeyay ee horyaalka premier League kulan ka dhici doona garoonka Old Trafford.

Tababare Ole Gunners ayaa soo xushay shaxdii uu inta badan ku ciyaarayay xilli ciyaareedkii hore isaga oo goolka ku bilowday De Gea maadama uu Henderson maqanyahay.

Sidoo kale waxa weerarka hogaaminaya xiddiga Greenwood halka ay khadka dhexe wada bilowdeen xiddigaha Fernandes, Pogba, McTominay & Fred.

Waxa dhankiisa kaydka ka soo muuqday xiddiga Sancho kaas oo la filayo in uu daqiiqadihiisii ugu horeeyay u ciyaaro Banaadirsom Man United kulanka.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man United: De Gea, Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Shaw, McTominay, Fred, James, Fernandes, Pogba, Greenwood.

Kaydka: Heaton, Mata, Martial, Pereira, Dalot, Sancho, Matic, Williams, Van de Beek.

Leeds United: Meslier, Ayling, Struijk, Cooper, Dallas, Koch, Klich, Raphinha, Harrison, Rodrigo, Bamford.

Subs: Klaesson, Firpo, Forshaw, Roberts, Costa, Phillips, Summerville, Greenwood, Shackleton.

Sii Akhriso: Raggu Ma Jecelyihiin Gabadha Jacaylkeeda U Soo Bandhigta?

Source link