Home Ciyaaraha Sadio Mane Oo Fariin U Diray Caga Juglayn Ah U Diray Kooxaha...

Sadio Mane Oo Fariin U Diray Caga Juglayn Ah U Diray Kooxaha Premier League Ka Hor Bilaabashada Xilli Ciyaareedka Cusub. – banaadirsom

Xiddiga garabka uga ciyaara banaadirsom Liverpool ee Sadio Mane ayaa u digay kooxaha premier League ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

Xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka premier League ayaa bilaaban doona 13 bisha August ee soo socoda iyada oo Liverpool ku bilaaban doonto kulan ay la ciyaari doonto Norwich City.

Sadio Mane oo arintaas ka hadlaya ayaa yhdhi”Waxa muhiim ah ciyaartoy ahaan in aad hesho fasax yar, waxa aan odhan karaa in ay tahay markii ugu horaysay ee aan qaato fasax 4 todobaad iyo wax ka badan ah tan ilaa markii aan imid Liverpool”.

“Arintaa aad ayay ii caawinaysaa tan ilaa markii aan tababarka ku soo laabtay waxa aan ahaa mid fir-fircoon aniguna ilaa haatan ma aaminsan dhankayga”.

“Waxa aan odhan karnaa dhamaanteen waxa aan helnay fasax nagu filan waxana aan diyaar u naay bilaabashada xilli ciyaareedka cusub”.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 4 Nooc Oo Dumarka Ah Oo Ay Tahay In Aad Ka Fogaato Nininow, Mida 4-aad Ayaa Ugu Halis Badan.

Source link