Home Ciyaaraha Sababta Uu James Maddison U Doonayo In Uu Ku Biiro Arsenal Oo...

Sababta Uu James Maddison U Doonayo In Uu Ku Biiro Arsenal Oo La Ogaaday – Banaadirsom

Arsenal ayaa dalabkeedii ugu horeeyay ee furitaanka ahaa ka gudbisay saxiixa xiddiga Leicester City ee James Maddison iyada oo uu xiddigu doonayo in uu ku biiro Emirates xagaagan.

Banaadirsom Leicester City ayaa xilli ciyaareedkii 2-aad seegtay champions League laakiin ku guulaystay FA Cup-ka xilli ciyaareedkii dhamaaday.

Qaab ciyaareedka xiddiga ayaa door weyn ka qaatay in ay Banaadirsom Leicester City u tartanto boosaska champions League laba xilli ciyaareed oo xidhiidh ah inkasta oo ay booska waayeen maalintii ugu dambaysay xilli ciyaareedka.

Si kasta ha ahaatee xiddiga Maddison ayaa ku fashilmay in uu xulka qaranka England kala qayb qaato tartankii euro 2020 iyada oo tababaraha xulka England ka reebay xiddigihii uu xushay.

Sida laga soo xigtay wargayska The Guardian, Xiddiga 24 jirka ah ayaa doonaya in uu ku biiro Banaadirsom Arsenal sabab la xidhiidha in u dhaqaaqista Gunners in ay ka caawin karto fursadihiisa u ciyaarista xulka qaranka England tartamada soo socda.

Si kasta ha ahaatee Leicester City ayaan si dhbib ya rku ogolaan doonin ay ogolaato bixitaanka xiddigeeda iyaga oo ku fasixi doonta kaliya lacag dhan 60 milyan oo euro.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Ma Jirtaan Laba Wiil Hal Mar Ku Wada Jecle, Ma Doonaysaa In Aad Dooratid Midka Adiga Kuu Fiican, Habkan Fudud Ayaa Ku Caawinaysa

Source link