Home Ciyaaraha Sababta Ayna Man United Wali Ugu Dhawaaqin Saxiixa Jadon Sancho Oo La...

Sababta Ayna Man United Wali Ugu Dhawaaqin Saxiixa Jadon Sancho Oo La Ogaaday. – banaadirsom

Ku dhawaaqista Manchester United ee saxiixa Jadon Sancho ayaa lagu soo waramayaa inuu dib u dhigay sabab la xidhiidha dhibaato yar.

Xiddiga reer England oo muddo dheer lala xidhiidhinayaya Man United ayaa ugu dambayn ku biiraya banaadirsom Man United iyada oo Red Devils saxiixiisa kala heshiisay banaadirsom Borussia Dortmund.

banaadirsom Man United ayaa isku dayday saxiixa xiddiga Sancho sanadkii 2018 laakiin waxa ay seegtay saxiixa xiddiga kadib markii uu dalbaday boos joogto ah oo banaadirsom 1-aad ah.

Laakiin Man United ayaa ugu dambayn Borussia Dortmund kala heshiisay saxiixa xiddiga iyada oo uu xiddiga 21 jirka ah ku baasay tijaabada caafimaadka banaadirsom Man United.

Si kasta ha ahaatee Man United ayaan wali Si Rasmi ah ugu dhawaaqin saxiixa xiddiga Jadon Sancho kaas oo haatan ku jira fasaxiisii xagaaga kadib markii uu ka qayb qaatay tartanka Euro 2020.

Wargayska Manchester Evening News ayaa sheegaya in sababta ayna Man United wali ugu dhawaaqin saxiixa xiddiga tahay dhibaato yar oo la xidhiidha dhamaystirka warqadaha heshiiska.

Man United ayaa markii hore qorshaynaysay in ay saxiixa xiddiga ku dhawaaqdo todobaadkii hore laakiin banaadirsom ayaa haatan rajaynaysa in ay ku dhawaaqdo sabtida ka hor kulanka QPR.

Sii Akhriso: Calaamadaha Aad Ku Ogaan Kartid In Aad Jeceshahay Qof Aan Ku Jeclayn

Source link