Home Ciyaaraha Roy Keane Oo Magacaabay Hal Saxiix Ee Ay U Baahanyihiin Si Ay...

Roy Keane Oo Magacaabay Hal Saxiix Ee Ay U Baahanyihiin Si Ay Ugu Guulaystaan Horyaalka Premier League. – Banaadirsom

Halyeeyga Banaadirsom  Manchester United Roy Keane ayaa sheegay in ay Man United wali u baahantahay xiddig khadka dhexe oo daafaca ah si ay ugu guulaysato horyaalka premier League xilli ciyaareedka cusub inkasta oo ay sameeyeen saxiixyo cusub.

Red Devils ayaa la soo saxiixatay xiddigaha Jadon Sancho iyo Raphael Varane kuwaas oo ay ku xoojiyeen Banaadirsom ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

Laakiin Keane iyo Neviile ayaa dareensan in ay Banaadirsom Man United u baahantahay in ay hesho xiddig khadka dhexe oo daafaca ah si ay ugu tartanto horyaalka premier League xilli ciyaareedka cusub.

Keane oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi”wali waxa aan shaki ka qabaa Man United, saxiixyada ay sameeyeen waan kuwo fiican, shaki kama qabo tayada ay leeyihiin, laakiin waxa aan ka wel-welsanahay khadka dhexe ee daafaca sidoo kale kuma qanacsani daafaca Midig”.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Lamaanaha: Maxaa Dhacaya Hadii Gabadhu Diido Ninkeeda Kulanka Sariirta, Nabigeena {N.N.K.H} Ayaa Ka Hadlay.

Source link