Home Ciyaaraha Ronaldinho Oo Lionel Messi U Diray Fariin Ku Saabsan Mustaqbalkiisa – banaadirsom

Ronaldinho Oo Lionel Messi U Diray Fariin Ku Saabsan Mustaqbalkiisa – banaadirsom

Halyeeyga banaadirsom Barcelona ee Ronaldinho ayaa codsi u diray Lionel Messi isaga oo ka codsaday in uu sii joogo banaadirsom Barcelona.

Messi ayaa haatan ah xiddig xor ah kadib markii uu dhacay heshiiskiisa banaadirsom dhamaadkii bishii June.

Xiddiga reer Argentine ayaa dhawaan xulkiisa ku hogaamiyay koobka Copa America laakiin wali heshiis cusub uma saxiixin banaadirsom Barcelona ka hor bilowga xilli ciyaareedka cusub.

Xiddigii hore ee Barcelona Ronaldinho ayaa Messi u sheegay in uu heshiis cusub u saxiixo banaadirsom isaga oo ku tilmaamay in uu isagu yahay banaadirsom Barcelona.

Halyeeyga reer Brazil ayaa u sheegay TuttoMercatoWeb: “Waa inuu joogaa, isagu waa taariikhda Barca”.

“Marka uu Messi ciyaaraha ka fadhiisto taas oo aan rajaynayo in uu noqdo wakhti aad u fog, waa in uu ka tago No.10 waliba ayna cid kale ka daba xidhan mar kale”.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Ma ahan Qurux, Lacag, Labadan Arin Ku Dooro Gabadha Riyadaada

Source link