Home Ciyaaraha Ronaldinho Oo Haataba Magacaabay Banaadirsom Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedka...

Ronaldinho Oo Haataba Magacaabay Banaadirsom Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedka Cusub. – Banaadirsom

Halyeeyga reer Brazil ee Ronaldinho Ayaa haatanba Banaadirsom PSG u saadaaliyay in ay ku guulaysan karto champions League xilli ciyaareedka cusub kadib markii ay la saxiixatay xiddiga Lionel Messi.

Banaadirsom PSG ayaa si Rasmi ah xalay u soo bandhigtay saxiixa xiddiga kadib markii uu qaab xor ah ugu biiray kadib markii uu dhacay heshiiskiisa Banaadirsom Barcelona.

Lionel Messi ayaa ku biiray koox cusub kadib 21 sano oo uu joogay Banaadirsom Barcelona waxana xalay lagu soo bandhigay garoonk Banaadirsom PSG isaga oo ah xiddig cusub oo Banaadirsom reer France ah.

Banaadirsom reer France ayaa ah Banaadirsom ugu suuqa fiican ilaa haatan kooxaha reer yurub iyaga oo sidoo kale la soo saxiixday xiddigaha Sergio Ramos, Gianluigi Donnarumma & Georginio Wijnaldum.

Ronaldinho oo dhankiisa u soo wada ciyaaray kooxaha Barcelona iyo PSG ayaa Banaadirsom reer France u saadaaliyay in ay ku guulaysan doonaan champions league kadib saxiixa Lionel Messi.

“Way fiicantahay in aan u soo ciyaaray labada kooxood haatana waxa aan arkayaa in uu Saaxiibkay u wada ciyaarayo, farxad ku qaado Leo”ayuu Ronaldinho ku soo qoray Twitter-ka.

“Waxa aan sidoo kale ku faraxsanahay in ay Messi iyo Ramos iska garab ciyaari doonaan, waxa aan urinayaan champions league”ayuu sii raaciyay.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sifooyinka Ninka Xada Qalbiga Gabadha & Qoyskeeda Aragtida Ugu Horaysa

Source link