Home Ciyaaraha Romelu Lukaku Oo Xaqiijiyay Lambarka Uu U Xidhan Doono Chelsea. – Banaadirsom

Romelu Lukaku Oo Xaqiijiyay Lambarka Uu U Xidhan Doono Chelsea. – Banaadirsom

Weeraryahanka Banaadirsom Chelsea ee Romelu Lukaku ayaa shaaca ka qaaday inuu lambarka No.9 u xiran doono Chelsea xilli ciyaareedkan, ka dib markii Tammy Abraham ka tagay Banaadirsom kuna biiray Roma.

Lukaku ayaa Chelsea ugu soo biiray heshiis rikoodh ah kadib markii uu kaga soo biiray Inter Milan waxana uu xidhan doonaa No.9

Romelu Lukaku oo loo qabtay shirkiisii ugu horeeyay ee chelsea ka hor tababarkiisii ugu horeeyay ee chelsea Ayuu ku xiqiijiyay lambarkiisa cusub ee Banaadirsom chelsea.

“Ma sheegi karaa? ayuu Lukaku waydiiyay hogaamiyaha chelsea ee saxaafada.

“Haa, waxa aan xidhan doonaa No9. aad ayaan ugu faraxsanahay nasiibkan”ayuu sii raaciyay.

 

Source link