Home Ciyaaraha Romelu Lukaku Oo Arsenal Ka Hor Istaagi Kara Saxiixa Lautaro Martinez –...

Romelu Lukaku Oo Arsenal Ka Hor Istaagi Kara Saxiixa Lautaro Martinez – Banaadirsom

Rajadii Banaadirsom Arsenal ee saxiixa Lautaro Martinez ayaa god madow ku dhacday kadib markii uu Romelu Lukaku u sheegay maamulka Inter Milan in ay u ogolaadaan in uu ku biiro Banaadirsom Arsenal.

Inter Milan ayaan iibin doonin xiddiga Lautaro Martinez hadii ay chelsea lacag 100 milyan ah kula wareegto xiddiga Romelu Lukaku inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Chelsea ayaa aad u doonaysa saxiixa xiddiga Romelu Lakaku si ay ugu xoojiyaan weerarkooda xilli ciyaareedka dambe iyada oo uu xiddigu haatan maamulka Inter u sheegay in uu doonayo in uu ku biiro Chelsea xaaagan.

Xiddiga Lautaro Martinez ayaa dhankooda si weyn loola xidhiidhinayay Banaadirsom Arsenal iyada oo uu Mikel Arteta doonayo in uu xiddiga ku xoojiyo weerarkiisa xilli ciyaareedka cusub.

Laakiin hadii uu Romelu Lukaku ku biiro Banaadirsom chelsea Inter Milan ayaa diidi doonta in uu xiddiga Lautaro Martinez ka tago suuqa xagaagan wax walba oo dhaca.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Ma Jirtaan Laba Wiil Hal Mar Ku Wada Jecle, Ma Doonaysaa In Aad Dooratid Midka Adiga Kuu Fiican, Habkan Fudud Ayaa Ku Caawinaysa

Source link