Home Ciyaaraha Real Madrid Oo Xaqiijisay In Ay Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Nacho –...

Real Madrid Oo Xaqiijisay In Ay Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Nacho – banaadirsom

banaadirsom Real Madrid ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay heshiis cusub ka saxiixatay xiddiga daafaca uga ciyaara kooxdeedee Nacho kaas oo qalinka ku duugay heshiis 2 sano ah.

banaadirsom Real madrid ayaa bogeeda Internet-ka ku xaqiijisay in uu daafaca dhexe ee Nacho qalinka ku duugay heshiis uu banaadirsom ku joogi doono ilaa xagaaga 2023 isaga oo sii joogi doona qalcada Santiago Bernabue.

Heshiiskii Nacho ee hore ayaa dhacayay dhamadka xilli ciyaareedka dambe laakiin waxa uu ogolaaday in uu sii joogo ooxda waxana uu qalinka ku duugay heshiis 2 sano ah.

Nacho ayaa ka mid ahaan doona qorshaha Tababare Carlo Ancelotti kaas oo dalbaday in heshiis cusub laga saxiixa xiddiga dhawrka boos ee daafaca ah ka ciyaari kara.

Nacho oo 31 jirka ah ayaa ka soo dalacay banaadirsom da’yarka ah ee Real Madrid isaga oo kulankiisii ugu horeeyay ee banaadirsom 1-aad ciyaaray sanadkii 2011 tan ilaa haatana ka mid ah banaadirsom 1-aada.

Xiddiga ayaa banaadirsom Ral Madrid u saftay 233 kulan tartamada oo dhan tan ilaa markii uu u soo dalacay banaadirsom 1-aad waxana uu u dhaliyay 12 gool o tartamada oo dhan ah.

Source link