Home Ciyaaraha Real Madrid Oo Xaqiijisay In Ay Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Goolhaye Thibaut...

Real Madrid Oo Xaqiijisay In Ay Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Goolhaye Thibaut Courtois – Banaadirsom

Goolhayaha Thibaut Courtois ayaa u saxiixay Real Madrid Heshiis cusub oo shan sano ah kaas oo gaaraya ilaa 2026.

Goolhayahaya reer Belguim ayaa joogay Banaadirsom Real Madrid tan ilaa xagaagii 2018 markaas oo uu kaga soo biiray Banaadirsom Chelsea.

Courtois Ayaa isku muujiyay Banaadirsom Real Madrid waliba ka mid noqday Goolhayayaasha ugu fiican adduunka kubada cagta si joogto ahna qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay.

Banaadirsom Real Madrid ayaa soo saartay warbixin ay ku xaqiijisay in uu Courtois qalinka ku duugay heshiis cusub waliba Banaadirsom ku sii joogi doona ilaa marka uu gaadho 34 sano.

“Real Madrid iyo Thibout Courtois ayaa ku heshiiyay in la kordhiyo heshiiska xiddiga 5 xilli ciyaareed oo kale oo uu ku joogi doono ilaa xagaaa 2026 ah”ayay ahayd warbixinta la soo saaray.

Sii Akhriso: Ma Doonaysaa In Aad Qalbigaaga Ka Saartid Qof Aan Wax Jacayl Ah Kuu Qabin, Wadooyinkan Raac Si Deg-Deg Ah Ayaad Ku Iloobaysaa

Source link