Home Ciyaaraha Real Madrid Oo Shaacisay Xiddig Calaamada Kabtanadama Ka Badalay Sergio Ramos. –...

Real Madrid Oo Shaacisay Xiddig Calaamada Kabtanadama Ka Badalay Sergio Ramos. – banaadirsom

TOPSHOT – Real Madrid’s Brazilian midfielder Casemiro (C) celebrates after scoring a goal during the Spanish league football match between Real Madrid CF and Club Atletico de Madrid at the Alfredo di Stefano stadium in Madrid on December 12, 2020. (Photo by OSCAR DEL POZO / AFP)

banaadirsom Real Madrid ayaa shaacisay in uu Xiddiga Marcelo noqday kabtanka 1-aad ee banaadirsom Real Madrid kadib bixitaankii Sergio Ramos.

Ramos ayaa isaga tagay banaadirsom Real Madird kadib 16 sano oo uu joogay banaadirsom waliba 6 sano kabtan u ahaa banaadirsom kadib markii uu dhacay heshiiskiisii banaadirsom.

Haatan xiddiga reer Brzil oo 33 jir ah oo ku jira xilli ciyaareedkiisii 16-aad ayaa isku diyaarinaya in uu noqdo kabtanka 1-aad ee banaadirsom xilli ciyaareedka cusub.

Kadib markii uu noqday kabtanka Marcelo ayaa yidhi”Waxa sharaf ii ah masuuliyada in aan noqdo kabtanka banaadirsom ugu weyn, aad ayaan u nasiib badanahay”.

“Marka aad xiddig Real Madrid tahay waxa aad subax walba soo kacaysaa adiga oo buuxa rabitaan iyo in aad ku guulaysatid koobab”.

Source link