Home Ciyaaraha Real Madrid Oo Shaacisay Lambarka Uu David Alaba U Xidhan Doono banaadirsom...

Real Madrid Oo Shaacisay Lambarka Uu David Alaba U Xidhan Doono banaadirsom – banaadirsom

banaadirsom Real Madrid ayaa maanta Si Rasmi ah u soo bandhigtay saxiixa xiddiga David Alaba kaas oo si Rasmi ah qalinka ugu duugay heshiiska uu kula joogi doono banaadirsom.

Alaba ayaa Los Blancos ugu soo biiray qaab xor ah waxana uu kaga soo biiray banaadirsom Bayern Munich kadib markii uu dhacay heshiiskii uu kula jiray banaadirsom reer Germany.

David Alba ayaa qalinka ku duugay heshiis 4 sano ah oo uu ku joogi doono banaadirsom Real Madrid kadib markii maanta lagu soo bandhigay garoonka Los Blancos ee Santiago Bernabue.

banaadirsom Real Madrid aya si Rasmi ah u xaqiijisay in uu David Alaba u xidhan doono banaadirsom Lambarka No.4 kaas oo ah Lambarkii uu baneeyay xiddiga Sergio Ramos oo ka tagay banaadirsom xagaagan.

Image

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 3 Ficil Oo Uu Ninku Si kama’ ah U Sameeyo Oo Ay Gabadhu Ku Jeclaato Isaga Oo Aan Ogayn.

Source link