Home Ciyaaraha Real Madrid Oo PSG Ku Ciriirinaysa Paul Pogba – Banaadirsom

Real Madrid Oo PSG Ku Ciriirinaysa Paul Pogba – Banaadirsom

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u tahay in ay PSG kula tartamto saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Banaadirsom Man United ee Paul Pogba suuqa xagaaga dambe kaas oo la filayo in uu qaab xor ah uga tago Banaadirsom.

Xiddiga reer France ayaa ku jira bilihii ugu dambeeyay ee heshiiskiisa iyada oo xiddigu xor noqon doono dhamaadka xilli ciyaareedkan kadib markii uu diiday in uu heshiis u saxiixo Man United.

Banaadirsom PSG ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa saxiixa xiddiga koobka adduunka ku guulaystay laakiin wargayska AS ayaa sheegaya in ay Real Madrid doonayso saxiixa xiddiga khadka dhexe hadii uu go’aansado in uu isaga tago Banaadirsom.

Wararka ayaa sheegaya in uu 28 jirkan dooran doono Banaadirsom Real Madrid marka loo eego in uu ku roonayay u ciyaarista Banaadirsom Real Madrid sanadihii ugu dambeeyay.

Source link