Home Ciyaaraha Real Madrid Oo Liverpool U Soo Bnadhigaysa Heshiis Isku Badalasho Ah Oo...

Real Madrid Oo Liverpool U Soo Bnadhigaysa Heshiis Isku Badalasho Ah Oo Ay Kaga Doonayso Mohamed Salah & Xiddiga Ay Liverpool Diyaarka Ul Tahay Oo La Logaaday

banaadirsom Real Madrid ayaa u muuqata mid in ay dhab ka tahay rabitaanka saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara Liverpool ee Mohamed Salah inta lagu jiro suuqa xagaagan.

banaadirsom Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u tahay in ay Liverpool ula tagto heshiis is dhaafsi ah oo ay kaga doonayso saxiixa xiddiga Mohamed Salah inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Wargayska Voetbal24 ayaa sheegaya in ay Real Madrid Dhigeeda Liverpool u soo bandhigi doonto saxiixa xiddiga xiddiga Eden Hazard si ay iyaguna Liverpool uga helaan xiddiga Mohamed Salah suuqa xagaagan.

Xiddiga Mohamed Salah ayaa Bartilmaameed u ah Real Madrid iyaga oo xiddiga u arka mid wax weyn ku soo kordhin kara banaadirsom xilli ciyaareedka dambe hadii uu yimaado.

Xiddiga Eden Hazard ayaa dhanka kale ku dhibaatooday banaadirsom tan ilaa markii uu kaga soo biiray chelsea laba sano ka hor isaga oo ku dhibaatooday dhaawacyo joogto ah.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: 6-da Waddo Ee Ugu Fiican Ee Aad Ku Soo Jiidan Kartid Dareenka Wiilka Aad Ka Heshay

Source link