Home Ciyaaraha Real Madrid Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Dani Carvajal – banaadirsom

Real Madrid Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Dani Carvajal – banaadirsom

Dani Carvajal ayaa kordhiyay Heshiiska uu kula joogo banaadirsom Real Madrid ilaa sanadka 2025.

Daafaca Midig ayaa dhaawac ku seegay inta badan xilli ciyaareedkii hore laakiin waxa lagu qiimeeyaa in uu yahay dookha 1-aad ee daafaca Midig ee banaadirsom.

Carvajal ayaa Luka Modric, Lucas Vazquez iyo Nacho kula biiray xiddigaha Real Madrid heshiiska cusub u saxiixay todobaadyadii ugu dambeeyay.

Carvajal ayaa la joogay Real Madrid in ka badan 20 sano kadib markii uu ku soo biiray isaga oo da’yar ah laakiin banaadirsom 1-aad u soo dalacay xilli ciyaareedkii 2013/2014.

Tan ilaa markii uu yimid banaadirsom Carvajal ayaa banaadirsom u ciyaaray 8 sano waxana uu ka mid yahay xiddigaha yar ee ka sii jooga xiddigaha 4-ta champions league kula guulaystay.

Sii Akhriso: Ma Doonaysaa In Uu Jacaylkaagu Waligiis Jiro Oo Aad Is Jeclaataan Inta Aad Adduunka Joogtaan, 8-dan Sir Ayaa Ku Caawin karta.

Source link