Home Ciyaaraha Real Madrid Oo Guul Ku Bilaabatay Kulamada Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub....

Real Madrid Oo Guul Ku Bilaabatay Kulamada Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub. – banaadirsom

banaadirsom Real Madrid ayaa ciyaartay kulankeedii ugu horeeyay ee saaxiibtinimo ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub iyaga oo guul ka gaadhay banaadirsom heerka 2-aad ee Spain ee Fuenlabrada.

Real Madrid ayaa soo afjartay todobaad ay qaateen tababarka isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub waxana ay la ciyaareen banaadirsom Fuenlabrada iyaga oo kula ciyaaray garoonka Valdebebas.

Los Blancos ayaa guul 3/1 ah ka gaadhay banaadirsom Fuenlabrada Iyada oo uu Carlo Ancelotti guul ku bilowday kulankiisii ugu horeeyay ee uu hogaamiyay banaadirsom.

Xiddigaha Fuenlabrada ayaa ciyaartay qaab difaac ah laakiin Real Madrid ayaa guul fudud ka gaadhay banaadirsom Los Blancos iyaga oo awoodooda soo bandhigay.

Real Madrid ayay goolasha u dhaliyeen xiddigaha Victor Chust, Martin Odegaard & Mariano iyada oo uu Ancelotti tijaabinayo xiddigaha kooxdiisa ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

Source link