Home Ciyaaraha Real Madrid Oo Dajisatay Qorshe Ay Chelsea Uga Afduubanayso Xiddig Muhiim Ah....

Real Madrid Oo Dajisatay Qorshe Ay Chelsea Uga Afduubanayso Xiddig Muhiim Ah. – Banaadirsom

Banaadirsom Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaarisay qorshe ay Banaadirsom chelsea uga afduubanayso daafaca dhexe ee Antonio Rüdiger si ay ugu buuxiso booska uu baneeyay xiddiga Raphael Varane oo ku biira Man United.

Los Blancos ayaa wayday daafacyada Varane iyo Ramos waxana ay kaliya la soo saxiixatay daafaca David Alaba kaas oo ay qaab xor ah ugala soo wareegtay Banaadirsom Bayern Munich.

Sidaas darteed Real Madrid ayaa doonaysa in ay qaab xor ah ugu dhaqaaqdo saxiixa daafaca dhexe ee Antonio Rüdiger xagaagan dhaamadka xilli ciyaareedkan si ay ugu xoojiso kooxdooda.

Antonio Rüdiger ayaa kula jira chelsea bilihii ugu dambeeyay ee heshiiskiisa waxana uu ilaa haatan diiday in uu heshiis cusub u saxiixo Banaadirsom ilaa haatan taas oo rajo galisay Banaadirsom Real Madrid.

Isla wararka ayaa sheegaya in ay Real Madrid la xidhiidhay wakiilka xiddiga una sheegtay in uuna heshiis cusub u saxiixin chelsea si ay qaab xor ah ugu helaan heshiiskiisa xaagaaga dambe.

Sii Akhriso: Raggu Ma Jecelyihiin Gabadha Jacaylkeeda U Soo Bandhigta?

Source link