Home Ciyaaraha Raphael Varane Oo Real Madrid Ka Caawinaya Saxiixa Kylian Mbappe, Qaab Noocee...

Raphael Varane Oo Real Madrid Ka Caawinaya Saxiixa Kylian Mbappe, Qaab Noocee Ah. – banaadirsom

banaadirsom Real Madrid ayaa la filayaa in ay Man United ka iibiso xiddiga Raphael Varane maalmaha soo socda iyada oo la filayo in ay banaadirsom reer Spain xiddiga ka hesho lacag ku dhaw 50 milyan oo euro taas oo u dhawaynaysa in ay u dhaqaaqdo saxiixa Kylian Mbappe.

Real Madrid ayaa la filayaa in ayna wax saxiix ah samayn xagaaan laakiin waxa suurtagal ah in ay baanka u jabiso xiddiga Kylian Mbappe hadii ay hesho fuesad ay ku hesho saxiixa xiddiga reer France.

Bixitaankii Sergio Ramos oo banaadirsom mushahar uga qaadan jiray 15 milyan ayaa ahaa mid muhiim ah iyada oo aan la filayn in ay Real Madrid samayso saxiixa wax daafac dhexe ah xagaagan.

Dhanka kale sababta ayna Real madrid wax saxiixyo ah u samayn xagaagan ayaa ah in ay lacagta u uruurinayso saxiixa Kylian Mbappe kaas oo diiday in uu heshiis cusub u saxiixo banaadirsom PSG.

Marka uu Raphael Varane dhamaystiro heshiiska uu ugu biirayo Man United banaadirsom Real Madrid ayaa bilaabaysa dadaalka ay ku doonayso saxiixa xiddiga banaadirsom PSG ee Kylian Mbappe.

Source link