Home Ciyaaraha Raphael Varane Oo Qaaday Talaabo U Dhawaynaysa Man United. – banaadirsom

Raphael Varane Oo Qaaday Talaabo U Dhawaynaysa Man United. – banaadirsom

Daafaca banaadirsom Real Madrid ee Raphael Varane ayaa lagu soo waramayaa inuu raadinayo guri cusub oo ku yaal magaalada Manchester xilli si weyn loola xidhiidhinayo banaadirsom Man United.

Xiddiga 28 jirka ah ayaa bartilmaameed u ah banaadirsom Man United iyaga oo doonaya in ay ku xoojiyaan daafaca dhexe xilli ciyaareedka dambe.

Varane ayaa doonaya in uu isaga tago Real Madrid kadib markii uu 10 sano ku qaatay Los Blancos isaga oo doonaya in uu tartan cusub raadsado xilli ciyaareedka dambe.

Sida laga soo xigtay wargayska AS Sports xiddiga reer France ayaa bilaabay in uu Guri ka raadsado gur magaalada Manchester taas oo war fiican u ah Man United.

Isla wargayska ayaa sheegaya in ay qoyska xiddigu raadinayaan guriga xilli uu isagu ku maqanyahay fasaxiisa ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

Source link