Home Wararka Maanta R/wasaare Rooble oo shir dhaqaalaha looga hadlayo ka furay Muqdisho + Sawiiro

R/wasaare Rooble oo shir dhaqaalaha looga hadlayo ka furay Muqdisho + Sawiiro





Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa maanta ka daah furay Muqdisho kulan ay goob joog yihiin wasiirada qaar xukuumadiisa.

Kulankaan uu guddoomiyay Mudane Rooble ayaa ah shirka tiirka dhaqaalaha oo Xafiiska hantidhowraha guud ee Qaranku ku soo bandhigay xogta dhaqangalka mashaariicda horumarineed ee dalka,halka Wasaaradda qorsheyntuna soo jeedisay nidaamka keydinta mashariicda ee AIMS.

Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan iyo Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada C/wahaab  Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa kusugnaa shirka oo ay soo jeedino kulahaayeen.




Source link