Qoyska Caisho Ilyaas Oo gabi ahaanba Kaguuray Galkacyo Iyo Warar Sheegaya In…..

Gaalkacayo (Banaadirsom)-wararka naga soogaaraya magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug ayaa sheegaya in qowska caaisho ilaayaas gabi ahaanba kaguureen magaalada gaalkacyo.

qoyska marxuumad caaisho ilyaas oo lagu kufsaday 25-2-2019 dilna loogu geystay gaalkacyo, ayaa cadaalad xumo ooga guuray magaalada gaalkacyo.

sidookale warar ay helayso Badweyntimes Ayaa sheegaya In qoyska marxuumad caisho ilyaas uu uguuray dalka itoobiya,

wili waxwar ah kama soobixin maamulka degmada iyo kan puntlandba.