Home Ciyaaraha Qorshahah Chelsea Ee Saxiixa Lionel Messi & Romelu Lukaku Oo La Ogaaday...

Qorshahah Chelsea Ee Saxiixa Lionel Messi & Romelu Lukaku Oo La Ogaaday – Banaadirsom

Banaadirsom chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay doonayso in ay xagaagan la wada saxiixato xiddigaha Romelu Lukaku iyo Lionel Messi sida ay sheegayaan wararku.

Chelsea ayaa xiiso u muujisay saxiixa xiddiga Lionel Messi kadib markii la xaqiijiyay in uu isaga tagay Banaadirsom Barcelona oo uu joogay muddo 21 sano ah.

Messi ayaa ka tagay Barcelona kadib markii uu dhacay heshiiska Banaadirsom Barcelona waliba ay kooxdu awood u wayday in ay heshiis cusub ka saxiixato xiddiga reer Argentine

Sida laga soo xigtay wargayska The AS milkiilaha chelsea ee Roman Abramovich ayaa doonaya in uu Messi keeno Stamford Bridge inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Isla wargayska ayaa sheegaya in ay chelsea doonayso in ay hal mar xagaagan wada keento xiddigaha Lionel Messi iyo Romelu Lukaku si ay u dhisto koox ku guulaysan karta champions League iyo premier League xilli ciyaareedka dambe.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sifooyinka Ninka Quruxda Badan Ee Ayna Dumarku Ka Baxsadaan Xitaa Quruxdiisa, Iska Baadh Sifooyinkaas

Source link