Home Ciyaaraha Qofka Ka Hor Taagan In Ay Chelsea Dib Ula Soo Saxiixato Eden...

Qofka Ka Hor Taagan In Ay Chelsea Dib Ula Soo Saxiixato Eden Hazard Oo La Ogaaday. – banaadirsom

banaadirsom chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay doonaysay in ay dib ula soo saxiixato xiddiga Eden Hazard inta lagu jiro suuqa xagaagan kadib markii ay Real Madrid Dhigeeda chelsea u soo bandhigtay saxiixa xiddiga reer Belguim.

Laakiin tababaraha banaadirsom chelsea ee Thomas Tuchel ayaa lagu soo waramayaa in uu hor istaagay fursada ay chelsea dib ugu heli lahayd xiddiga reer Belguim suuqa xagaagan.

Real Madrid ayaa diyaar u ah in ay iska iibiso xiddiga Hazard waxana ay u soo bandhigtay fursadihii ugu horaysay banaadirsom chelsea kadib markii uu xiddigu ku dhibaatootay dhaawacyo.

Laakiin wargayska AS ayaa sheegay in uu Tababare Thomas Tuchel Maamulka kooxdiisa ka hor istaagay in ay dib u soo celiyaan isaga oo u sheegay in uuna doonaynay saxiixa xiddiga.

Tababare Thomas Tuchel ayaa dareensan in uuna u baahnayn xiddig ka ciyaara khadka dhexe ee weerarka maadama uu haatanba ku haysto banaadirsom xiddigaha Mason Mount, Kai Havertz, Christian Pulisic & Hakim Ziyech.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: 6-da Waddo Ee Ugu Fiican Ee Aad Ku Soo Jiidan Kartid Dareenka Wiilka Aad Ka Heshay

Source link