Home Ciyaaraha Qofka Furaha U Noqon Kara Ku Biirista Kylian Mbappe Ee Real Madrid...

Qofka Furaha U Noqon Kara Ku Biirista Kylian Mbappe Ee Real Madrid Oo La Ogaaday. – Banaadirsom

Paris Saint-Germain’s French forward Kylian Mbappe reacts after missing a goal opportunity during the French L1 football match between Paris Saint-Germain and Montpellier at the Parc des Princes stadium on February 20, 2019. (Photo by Thomas SAMSON / AFP) (Photo credit should read THOMAS SAMSON/AFP/Getty Images)

Wargeyska Marca ayaa sheegay in Tamim bin Hamad Al Thani, Amiirka Dowladda Qatar ahna milkiilaha Paris Saint-Germain, uu fure u noqon doono ku biirista xiddiga Kylian Mbappe ee Real Madrid inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Xiddiga reer France, Kylian Mbappe, ayaa diidan inuu kordhiyo heshiiska uu kula jiro Banaadirsom ka dhisan Paris isaga oo doonaya in uu ku biiro Banaadirsom Real Madrid suuqa xagaagan.

Heshiiska Mbappe ee Banaadirsom PSG ayaa dhici doona dhamaadka xilli ciyaareedkan waxana uu ilaa haatan diiday 3 dalab oo ay Banaadirsom reer France ugu soo bandhigtay heshiis cusub.

Milkiilaha Paris Saint-Germain Ayaa doonaya in uu wax walba u samaysto in uu sii haysto Mbappe gaar ahaan in uu koobka adduunku soo dhawyahay Laguna qaban doono dalka Qatar.

Sidaas darteed Real Madrid ayaa ku qasban in ay milkiilaha PSG ku qanciso iibka xiddiga Mbappe hadii ay doonayaan in ay helaan saxiixa xiddiga inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Sii Akhriso: Kulanka Sariirta: Imis Jeer Ayay Lamaanaha Dhawaan Is Guursaday Ku Kulmi Karaan Sariirta?

Source link