Home Ciyaaraha Qaabkii Uu Halyeey Man United Ah Ugu Qanciyay Raphael Varane In Uu...

Qaabkii Uu Halyeey Man United Ah Ugu Qanciyay Raphael Varane In Uu Iska Diido Chelsea Oo la Ogaaday, – Banaadirsom

Saxiixa cusub ee Banaadirsom Man United Raphael Varane ayaa iska diiday dalab wakhti dambe ah oo ay chelsea ka gudbisay saxiixiisa kadib markii uu la hadlay Halyeeyga Banaadirsom ee Darren Fleches sida ay sheegayaan wararku.

Red Devils ayaa Real Madrid kala heshiisay saxiixa xiddiga waxana uu u soo duulay Magaalada Manchester Jimcihii si uu u dhamaystiro ku biiristiisa Old Trafford.

Inkasta oo uu hal sano ka dhimanyahay heshiiska Varane United ayaa xiddiga ka bixisay 50 milyan oo euro laakiin 34 milyan oo euro ayaa halka hore laga bixiyay.

Shabakada ESPN ayaa sheegaya in ay Banaadirsom chelsea isku dayday in ay Varane ka afduubato Man United iyaga oo dalab wakhti dambe ah ka gudbiyay saxiixiisa.

Laakiin Shabakada ayaa sheegaysa uu Varane iska diiday Chelsea kadib markii uu la hadlay halyeeyga Banaadirsom Man United ee Darren Fletcher kaas oo ku qanciyay in uu ku biiro Man United.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sidee Ayaad U Xidhan Kartaa Qalbiga Gabadha Adiga Oo Aan Ku Odhan Kalamada “Waan Ku Jecelahay”. Waa Waddo Fudud.

Source link