Home Ciyaaraha Qaabkii Uu Calanka Somaliya Uga Soo Muuqday Ciyaaraha Olympic – banaadirsom

Qaabkii Uu Calanka Somaliya Uga Soo Muuqday Ciyaaraha Olympic – banaadirsom

Waxa maanta dalka Japan gaar ahaan caasimada Tokyo ka bilowday ciyaaraha Olympic Oo ay ka qayb galayaan dalalka adduunka kuna tartami doonan abaalmarinada kala duwan ee tartanka.

Dalka Somalia ayaa ka mid ah dalalka adduunka ee tartami doona iyaga oo laba ciyaartooy ku leh tartamada ciyaaraha kala duwan ee laga ciyaari doono ciyaaraha Olympic.

Maanta ayay ahayd markii la soo bandhigayay calamada dalalka ka qayb galaya ciyaaraha Olympic waxana ka mid ahaa Calanka Somaliya oo ay wadeen laabda xiddig ee uga qayb galaya tartanka.

Halkan Hoose Ka Daawo qaabkii Calanka Somaliya u maray goobta calamada dalalka kala duwan ee adduunka.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Ma Doonaysaa In Aad Is Jeclaysiisid Soddohdaa Kulanka Ugu Horeeya, 6-dan Wado Ayaa Kaa Caawinaysa.

Source link