Home Ciyaaraha Qaabkii Man United Raphael Varane Ugu Soo Bandhigtay Old Trafford. – Banaadirsom

Qaabkii Man United Raphael Varane Ugu Soo Bandhigtay Old Trafford. – Banaadirsom

Banaadirsom Man United ayaa saxiixeeda cusub ee Raphael Varane ku soo bandhigtay garoonka Old Trafford ka hor intii uuna bilaaban kulanka Leeds United ee horyaalka premier League.

Inkasta oo ayna arin isaga oo ciyaaraya kulankiisii ugu horeeyay Hadana Taageerayaasha Man United ayaa markii ugu horaysya arkay saxiixooda cusub ee Banaadirsom Raphael Varane.

Taageerayaasha Red Devils ayaa si cajiib ah u soo dhaweeyay saxiixooda cusub ee Varane kadib markii lagu soo bandhigay garoonka ka hor inta uuna bilabaan kulanka ugu horeeya ee kooxdooda.

Varane ayaa haatan wixii ka dambeeya isku diyaarin doona in uu ciyaaro kulankiisii ugu horeeay ee Banaadirsom Man United kadib markii si Rasmi a loo dhamaystiray saxiixiisa laguna dhawaaqay.

Sii Akhriso: Raggu Ma Jecelyihiin Gabadha Jacaylkeeda U Soo Bandhigta?



Source link