Home Ciyaaraha PSG Oo Soo Bandhigtay Saxiixa Lionel Messi & Lambarka Uu U Qaadan...

PSG Oo Soo Bandhigtay Saxiixa Lionel Messi & Lambarka Uu U Qaadan Doono Banaadirsom Oo La Shaaciyay. – Banaadirsom

Banaadirsom PSG ayaa si Rasmi ah u so bandhigtay saxiixeeda cusub ee Lionel Messi kaas oo lagu soo bandhigay garoonka Banaadirsom.

Lionel Messi ayaa ku biiray Banaadirsom PSG kadib markii uu dhacay heshiiskiisii hore ee Banaadirsom Barcelona 30 bishii June ee la soo dhaafay.

Banaadirsom PSG Ayaa xaqiijisay in uu xiddiga reer Argentine qalinka ku duugay heshiis 2 sano ah iyo hal sano oo dookh ah oo uu saxiixi doono marka uu dhamaado heshiiskiisu.

Sidoo kale Banaadirsom PSG ayaa Si Rasmi ah u xaqiijisay in uu Lionel Messi Banaadirsom PSG u xidhan doono Lambarka No.30 oo inta uu joogo Banaadirsom ka dhisan caasimada France.

Lambarka No.30 ayaa ah Lambarkii uu Lionel Messi ku bilaabay xirfadiisa ciyaareed markii ugu horaysayna u xidhay Banaadirsom Barcelona markii loo soo dalacay Banaadirsom 1-aad.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: 6 Arin Oo Ay U Fiirsadaan Raggu Kulankiina Ugu Horeeya, Ku Dadaal Inta Awoodaada Ah Si Aanu Kaaga Boodin Ninku.

Image

Source link