Home Ciyaaraha PSG Oo Real Madrid Fariin Ugu Dirtay Muuqaalkii Ay Ku Soo Bandhigtay...

PSG Oo Real Madrid Fariin Ugu Dirtay Muuqaalkii Ay Ku Soo Bandhigtay Kylian Mbappe. – Banaadirsom

Taageerayaasha Real Madrid iyo Banaadirsom lafteeda ayaa rajaynaysa in ay hesho saxiixa xiddiga Kylian Mbappe inta lagu jiro suuqa xagaagan sabab la xidhiidha diidista xiddiga ee heshiis cusub.

Laakiin Banaadirsom PSG ayaa haysata fikrad kale iyaga oo Real Madrid fariin ugu diray muuqaal yar oo ay ku soo bandhigeen saxiixa xiddigooda cusub ee Lionel Messi.

Muuqaalka waxa ku jiray soo bandhigista maaliyada Xiddigaha Neymar iyo Kylian Mbappe waxana dhexda ugu jiray boos banaan oo ay ugu tala galeen maaliyada Lionel Messi marka uu doorto maaliyada.

Fariinta ay PSG muuqaalka ugu dirtay Real Madrid ayaa ahaa in ay doonayaan in ay xilli ciyaareedka dambe iska garab ciyaarsiiyaan xiddigaha Lionel Messi, Neymar iyo Kylian Mbappe.

PSG ayaa si cad u doonaysa in ay xilli ciyaareedka dambe iska garab ciyaarsiiso Messi iyo Mbappe halkii ay Xiddiga Lionel Messi ka dhigi lahayn badalka Kylian Mbappe xilli ciyaareedka dambe.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: 6 Arin Oo Ay U Fiirsadaan Raggu Kulankiina Ugu Horeeya, Ku Dadaal Inta Awoodaada Ah Si Aanu Kaaga Boodin Ninku.

Source link