Home Ciyaaraha PSG Oo Ku Dhawaaqday In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Lioenl Messi. – Banaadirsom

PSG Oo Ku Dhawaaqday In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Lioenl Messi. – Banaadirsom

Banaadirsom PSG ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa xiddiga Lionel Messi kaas oo ay qaab xor ah ugala soo wareegtay Banaadirsom PSG.

PSG ayaa Lionel Messi la gaadhay heshiis Rasmi ah saacado ka hor waxana ay haatana bareheeda bulshada ku soo bandhigtay muuqaal ay ku soo dhawaynayso xiddiga Lionel Messi.

Lionel Messi ayaa isaga tagay Banaadirsom Barcelona kadib markii uu dhacay heshiiskiisu bishii June isaga oo haatan si Rasmi ah ugu biiray Banaadirsom ka dhisan caasimada France.

PSG ayaa Messi ka saxiixatay heshiis 2 sano ah iyo hal sano oo dheeraad ah oo uu ku joogi doono Banaadirsom PSG isaga oo sidaas ku soo afjaray 21 sano oo uu u ciyaarayay koox kaliya.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: 6 Arin Oo Ay U Fiirsadaan Raggu Kulankiina Ugu Horeeya, Ku Dadaal Inta Awoodaada Ah Si Aanu Kaaga Boodin Ninku.



Source link