Home Ciyaaraha PSG Oo Kor U Qaaday Dadaalada Ay Ku Doonayso Saxiixa Paul Pogba...

PSG Oo Kor U Qaaday Dadaalada Ay Ku Doonayso Saxiixa Paul Pogba – banaadirsom

banaadirsom Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso inay xoojiso xiisaha ay u qabto Xiddiga khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba.

banaadirsom reer France ayaa haatanba suuqa si xoogan u gashay iyaga oo la soo saxiixday xiddigaha Sergio Ramos, Georginio Wijnaldum Iyo Achraf Hakimi kuwaas oo ay ku xoojiyeen banaadirsom..

Haatan, wargayska L’Equipe ayaa sheegaya in ay banaadirsom PSG diyaar u tahay inay xoojiso xiisaha ay u qabto Xiddiga khadka dhexe ee reer France iyaga oo diyaar u ah in ay dhamaystiraan saxiixa xiddiga.

Wararka ayaa intaas ku daraya in ay banaadirsom PSG diyaar u tahay in ay ku dalbato 51 milyan oo euro saxixia xiddiga khadka dhexe iyada oo uu xiddiga reer France diyaar u yahay in uu ku biiro banaadirsom PSG.

Xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba ayaa ilaa haatan diidan in uu heshiis cusub u saxiixo banaadirsom Man United iyada oo uu heshiiskiisa kooxdu dhici doono xagaaga 2022.

Source link