Home Ciyaaraha PSG Oo Dajinaysa Qorshe Ay Kula Soo Saxiixanayso Cristiano Ronaldo Si Ay...

PSG Oo Dajinaysa Qorshe Ay Kula Soo Saxiixanayso Cristiano Ronaldo Si Ay Ula Midoobayso Lionel Messi. – Banaadirsom

Banaadirsom Paris Saint-Germain ayaa Kylian Mbappe ku badali doonta Cristiano Ronaldo xagaaga 2022, sida ay wararku sheegayaan.

Xiddigaha Mbappe iyo Ronaldo ayaa galay sanadkoodii ugu dambeeyay ee kooxohooda PSG iyo Juventus iyaga oo la filayo in ay xor noqdaan xagaaga dambe.

Haatan suurtagalnimada in ay iska garab ciyaaraan Messi iyo Ronaldo ayaa haatan si weyn kor ugu kacday.

Xiddiga Mbappe ayaa doonaya in uu isaga tago Banaadirsom PSG suuqa xagaaga dambe marka uu dhoco heshiiskiisa haatan dhamaadka xilli ciyaareedkan iyada oo xiddiga lala xidhiidhinayo Banaadirsom PSG.

Wargayska AS ayaa sheegaya in uu Mbappe ku biiri doono Real Madrid waliba qaab xor ah dhamaadka xilli ciyaareedka dhawaan bilaaban doona.

Isla wargayska ayaa sheegaya in ay Banaadirsom PSG u dhaqaaqi doonto xiddiga Banaadirsom Juventus ee Cristiano Ronaldo si ay ugu buuxiso booska Mbappe kana garab ciyaarsiiso xiddiga ay xafiiltamaan ee Lionel Messi.

Source link