Home Ciyaaraha PSG Oo Bilowday Nadiifin Kooxdeeda Ah Ka Hor Saxiixa Lionel Messi, 10...

PSG Oo Bilowday Nadiifin Kooxdeeda Ah Ka Hor Saxiixa Lionel Messi, 10 Xiddig Ayay Iibinaysaa – Banaadirsom

Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay in ay iibiso ku dhawaad 10 xiddig ka hor inta ayna ku dhawaaqin saxiixa xiddiga Lionel Messi.

Xiddigii hore ee Banaadirsom Barcelona ayaa macasalaameeyay kooxdiisa Axadii waxana haatan la filayaa in uu ku biiro Banaadirsom PSG waliba qaab xor ah.

Xiddiga reer Argentine ee Messi ayaa la filayaa in uu qalinka ku duugo heshiis 2 sano ah oo uu ku joogi doono Banaadirsom ku ciyaarta Parc des Princes.

Si kasta ha ahaatee si ay u dhamaystirto saxixia xiddiga iyo mushaharkiisa, Wargayska The Athletic ayaa sheegaya in ay PSG iibinayso ku dhawaad 10 xiddig kuwaas oo ay qaar toos u iibinayso qaar kalena amaah ku dirayso.

Wararka ayaa sheegaya in ay xiddigaha Rafinha, Abdou Diallo, Idrissa Gueye & Thilo Kehrer ka mid yihiin xiddigaha ay Banaadirsom PSG doonayso in ay iska iibiso suuqa xagaagan.

Sii Akhriso: Hadii Aad 12-Kan Calaamad Ka Heshid Fariimaha Qofka Aad Jeceshahay Waxa Ay La Mid Tahay In Uu Qofkaasna Ku Jecelyahay.

Source link