Home Ciyaaraha Pierre-Emerick Aubameyang Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Arsenal Xilli Ay Arsenal Doonayso...

Pierre-Emerick Aubameyang Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Arsenal Xilli Ay Arsenal Doonayso In AY Iska Iibiso. – Banaadirsom

Xiddiga weerarka uga ciyaara Banaadirsom Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang ayaa lagu soo waramayaa in uu ku faraxsanyahay Banaadirsom Arsenal waliba uuna wax niyad ah u hayn in uu ka tago Banaadirsom xagaagan.

Xiddiga Pierre-Emerick Aubameyang ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa Banaadirsom Barcelona iyada oo Arsenal doonayso in ay iska iibiso xiddiga reer Gabon inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Laakiin xiddiga 32 jirka ah ayaa la sheegaya in uu doonayo in uu dhamaysto heshiiska uu kula jiro Banaadirsom Arsenal waliba noqdo Halyeey Banaadirsom ah.

Pierre-Emerick Aubameyang ayaa ku dhibaatoonaya qaab ciyaareedka tan ilaa markii uu heshiisk cusub u saxiixay Banaadirsom Arsenal mustaqbalkiisana u hibeeyay Banaadirsom.

Source link