Home Ciyaaraha Pierre-Emerick Aubameyang & Alexandre Lacazette Oo Seegi Doona Kulanka Brenford, Sabab –...

Pierre-Emerick Aubameyang & Alexandre Lacazette Oo Seegi Doona Kulanka Brenford, Sabab – Banaadirsom

Arsenal ayaa waayi doonta adeega xiddigaha weerarka uga ciyaara ee Pierre-Emerick Aubameyang & Alexandre Lacazette xilli ay bilaabanayaan horyaalka premier League xilli ciyaareedkan martina u noqon doonaan Brenford.

Labada xiddig ayaan ka qayb qaadan labadii tababare ee ugu dambeeyay sabab la xidhiidha xanuun ay qabaan waxana uu Wargayska The Athletic sheegayaa in ay labada xiddig seegi doonaan kulanka.

Pierre-Emerick Aubameyang ayaa laga helay xanuunka Duumada sanadkii hore xilli uu ku sugnaa waajibaadka xulka qarankiisa waxana uu muddo ka maqnaa kulamada kooxdiisa waxana la sheegayaa in uu xanuunkaas ku soo laabtay.

Dhanka klale Lacazette ayaa dhankiisa ku maqnaan doona xanuun taas oo la macno ah in ay labada xiddigba ka maqnaan doonaan kulanka ay Gunners bilaabanayso xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka premier League.

Xiddiga Folarin Balugan oo aan wali wax kulan ah u ciyaarin Banaadirsom Arsenal premier League ayaa la filayaa in uu ku bilowdo shaxda Banaadirsom Arsenal ee kulanka Brenford.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Lamaanaha: Maxaa Dhacaya Hadii Gabadhu Diido Ninkeeda Kulanka Sariirta, Nabigeena {N.N.K.H} Ayaa Ka Hadlay.

Source link