Home Ciyaaraha Pep Oo Xaqiiyay In Bernado Silva Uu Doonayo In Uu Baxo ,...

Pep Oo Xaqiiyay In Bernado Silva Uu Doonayo In Uu Baxo , Yaa Ku Wehliya – Banaadirsom

Tababaraha  Banaadirsom Man City ee Pep ayaa xaqiijiyay in xiddigiisa Bernado Silva uu doonayo in uu Banaadirsom ka huleelo

Waxaa kale oo uu  intaas ku daray in ay jiraan sedex laacib kale oo iyana in ay baxaan doonaya inkastoo uusan seegin magacyadooda.

” Silva waa xiddigeena balse kaligiis ma aha illaa sedex ciyaartooy kale ayaa dooneysa in ay baxaan”ayuu yiri macalin Pep

“Haatan tababarka caadi ayay u wataan,marka wakiiladooda yimaadaan ayaan ka hadleynaa xaaladooda , albaabka waa u furan yahay xiddig waliba oo aan Banaadirsom ku qanacsaneyn”.

Source link