Home Ciyaaraha Pep Guardiola Oo La Xidhiidhay Xiddig U Ciyaara Barcelona Si Uu Ugu...

Pep Guardiola Oo La Xidhiidhay Xiddig U Ciyaara Barcelona Si Uu Ugu Qanciyo In Uu Yimaado Etihad – banaadirsom

Mustaqbalka Antoine Griezmann ayaa u muuqda mid yaala horyaalka Premier League gaar ahaan banaadirsom Man City.

Sida laga soo xigtay shabakada Footmercato, Pep Guardiola ayaa haatanba la xidhiidhay weeraryahankan si uu wax uga ogaado xaaladiisa.

Tababaraha banaadirsom Barcelona ee Ronald Koeman  ayaa sheegay in uu adeegsan doono dhamaan xiddigaha kooxdiisa laakiin ma uusan xaqiijin inuu Griezmann sii joogi doono iyo inkale.

Xidhiidhka dhexmaray Pep iyo Griezmann, Tababaraha ayaa xiddiga waydiiyay in uu ku soo biiri karo banaadirsom Man City iyada oo uu xiddigu ku jiro qorshihiisa suuqa xagaagan.

Dhanka kale Barcelona ayaa doonaysa in ay iska iibiso xiddiga Griezmann iyada oo ay kooxdu la dhibaatoonayso dhaqaale xumo waliba ku qasbanaan doonta in ay iska iibiyaan xiddigo banaadirsom ah.

Source link