Home Ciyaaraha Paul Scholes Oo Sheegay Sababta Uu Paul Pogba U Sii Joogi Doono...

Paul Scholes Oo Sheegay Sababta Uu Paul Pogba U Sii Joogi Doono Man United Waliba Heshiis Cusub Ugu Saxiixi Doono Banaadirsom. – Banaadirsom

Halyeyga Banaadirsom Man United ee Paul Scholes ayaa sheegay in ay Man United awood u leedahay ku guulaysiga koobab taas oo Xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba ku qancin doonta in uu heshiis cusub u saxiixo Banaadirsom Man United.

Xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba ayaa xiiso ka helaya kooxaha PSG, Real Madrid iyo Barcelona xilli uu heshiiskiisa Banaadirsom Man United dhici doono dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Xiddiga reer France ayaa diiday in uu heshiis cusub u saxiixo Banaadirsom Man United laakiin Scholes ayaa sheegaya in tayada Man United ee xilli ciyaareedkan ay Xiddiga reer France ku qancin doonto in uu sii joogo Banaadirsom Man United.

“Waxaan u maleynayaa inuu sii joogi doono” Scholes ayaa u sheegay Premier League Productions habeenimadii Sabtida.

“Waxan u malaynayaain uu sii joogi doono, sanadihii hore Paul Pogba ma hubin sida ay kooxdu u shaqaynayso waxan u malaynayaa in uu wax badan ku soo kordhin doono Banaadirsom”.

“Waxan u malaynayaa in uu heshiis cusub u saxiixi doono Banaadirsom Man United”.

“Hadii ay kooxdu u sii socoto sida haatan, waxa aan u malaynayaa in ay kooxdu ku guulaysan karto koobab waxana uu doonayaa in uu la sii joogo si uu uga qayb ahaado”ayuu sii raaciyay.

Sii Akhriso: Ma Jeceshahay Qof Aan Ku Jeclayn, Ma Doonaysaa In Aad Soo Jiidato Qalbigiisa, Fariimahan U Dir, Shaki La’aan Wuu Badalayaa Go’aankiisa

Source link