Home Ciyaaraha Paul Pogba Oo Go’aansaday banaadirsom Uu Ku Biiri Doono Xilli Uu Doonayo...

Paul Pogba Oo Go’aansaday banaadirsom Uu Ku Biiri Doono Xilli Uu Doonayo In Uu Ka Tago banaadirsom. – banaadirsom

Xiddiga Manchester United Paul Pogba ayaa doonaya inuu ku biiro Paris Saint-Germain xagaagaan, sida ay sheegayaan wararku.

Xiddiga khadka dhexe ee reer France ayuu kaliya hal sano uga hadhay heshiiskiisa banaadirsom Man United waxana uu diidanyahay in uu heshiis cusub u saxiixo banaadirsom taas oo haatan u muuqata in uu isaga tagayo banaadirsom.

Manchester United ayaa u maleyneysay inay ku guuleysteen markii ay lasoo saxiixdeen Pogba xagaagii 2016, iyagoo bixiyay 89 milyan oo euro si ay ugu xoojiyaan banaadirsom.

Laakiin, shantii sano ee uu joogay banaadirsom Old Trafford waxa uu ku fashilmay in uu soo bandhigo qaab ciyaareedki laga filayay.

Wararka la xidhiidhinaya PSG ayaa sii xoogaysanaya todobaadyadii ugu dambeeyay waxana ay banaadirsom reer France doonaysaa in ay Pogba ka dhigto saxiixeeda ugu weyn xagaagan.

Xiddiga 28 jirka ah oo uu hal sano ka hadhsanyahay heshiiskiisa banaadirsom Man United ayaa go’aansaday in uu ku biiro banaadirsom PSG xagaagan hadii uu ka tago Man United

Source link