Home Ciyaaraha Paul Pogba Oo Go’aamiyay Banaadirsom Uu Xorta Ugu Biiri Doono Marka Uu...

Paul Pogba Oo Go’aamiyay Banaadirsom Uu Xorta Ugu Biiri Doono Marka Uu Dhoco Heshiiskiisa Man United Xagaaga. – Banaadirsom

Xiddiga khadka dhexe ee Banaadirsom Man United ee Paul Pogba ayaa lagu soo waramayaa in uu go’aasaday in uu qaab xor ah ugu biiro Real Madrid xagaaga.

Xiddiga 28 jirka ah ee khadka dhexe ka ciyaara ayaa galay bilihii ugu dambeeyay ee heshiiskiisa isaga oo xor noqon doona dhamaadka xilli ciyaareedkan waxana uu doonayaa in uu lacag la’aan ugu biiro Real Madrid.

Banaadirsom Real Madrid ayaa isku diyaarinaysa in ay xagaaga dambe dhisto koox awood leh si ay ugu tartanto koobabka waxana ay doonaysaa in ay qaab xor ah ku hesho xiddigaha Paul Pogba iyo Kylian Mbapp.

Pogba ayaa ilaa haatan diiday in uu heshiis cusub u saxiixo Banaadirsom Man United xilli ay Red Devils ku fashilantay in ay heshiis la gaadho xiddiga khadka dhexe ee reer france.

Sii Akhriso: Ma Jeceshahay Qof Aan Ku Jeclayn, Ma Doonaysaa In Aad Soo Jiidato Qalbigiisa, Fariimahan U Dir, Shaki La’aan Wuu Badalayaa Go’aankiisa

Source link