Home Ciyaaraha Olivier Giroud Oo Gaadhay Maagalada Milan Si Uu U Dhamaystiro Ku Biiristiisa...

Olivier Giroud Oo Gaadhay Maagalada Milan Si Uu U Dhamaystiro Ku Biiristiisa Ac Milan – banaadirsom

Xiddiga Olivier Giroud ayaa qarka u saaran in uu ku biiro banaadirsom Ac Milan inkasta oo uu heshiis cusub u saxiixay banaadirsom Chelsea kadib dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore.

Weeraryahanka reer France ee Olivier Giroud ayaa haatan gaadhay dalka Italy gaar ahaan maagalada Milan si uu u dhamaystiro heshiiska uu ugu biirayo banaadirsom Ac Milan.

Kooxaha Ac Milan iyo chelsea ayaa ka heshiiyay saxiixa xiddiga reer France kadib wadahadalo muddo dheer socday iyaga isku af gartay in uu xiddigu ku biiro banaadirsom Ac Milan inta lagu jiro suuqa xagagaan.

Xiddiga reer France ee Olivier Giroud ayaa isaga tagi doona magaalada London kadib 9 sano oo uu joogay caasimada England isaga oo ku biiraya banaadirsom Ac Milan.

Olivier Giroud Ayaa Tijaabada caafimaadka u mari doona banaadirsom Ac Milan ka hor inta aan lagu dhawaaqin heshiiska uu ugu biirayo banaadirsom maalmaha iyo saacadaha soo socda.

Source link